Farqiga u dhexeeya Hardware iyo Software

 Nidaamka kombuyuutarku wuxuu u qaybsan yahay laba qaybood:

Hardware iyo Software.

Hardware waxaa loola jeedaa qaybaha jirka iyo kuwa muuqda ee lataaban karo sida Monitor, CPU, keyboard iyo mouse.






Dhanka kale,

Softwre-ku waa apps-ka ama applicationada lagu isticmaaali computer-ka,

kaa kala duwan yihiin waxayna ukala baxaan

SYSTEM SOFTWARE IYO APPLICATIONS SOFTWARE


TUSAALE KUSAABSAN APPLICATIONS SOFTWARE

CHROME, FACEBOOK, WHATSAPP

kuwaas kur kuxusani waa applications softwares.

sidoo kle fiiri sawirka hooskaaga muuqda


sytem software

waa wxa uuku shaqeeyaan compturada, mobiles-ka

iphoneska

tusaale

computer-da waxa ay ku shaqeeyaan


WINDOWS


WINDOWS

mobile-ladana waxa ay ku sahqeeyaan

ANDROID

ANDROID

iphoneskana waxa ay ku shaqeeyaan

IOS

IOS