Game-ka maxaa Ka qaldan maalmahaan efootball 2022

Gameka maalmahaan waxbaa ka qaldanaa gaar ahaan qaabka loo cayaaro÷
Sida Falaarta (directional stick)
Iyo qaar battoms-ka oo aad lawaayeysid


Hadaba waa cilad jirta 
Oo waxa ay yiraahdeen 
Taariikh todoba(07/07/22) baan hagaajineynaa
Ayagoo  raali galin ka bixiyey (KONAMI)