5 latop qiimo jaban oo ka hooseeya $500

5 latop qiimo jaban oo ka hooseeya $500

1

HP 1040 g3  I5





Astaamaha Muhiimka ah


  • PROCESSOR-KA; Intel Core i5
  • RAM-KA ;  8GB RAM
  • STRORAGE-KA; 256GB SSD
  • SCREENK-KA 14” Full HD Touchscreen
  • 6GENERATION
  • RAM-KA LAMA KORDHIN KARO



HP 1040 G4 waa laptop aad iyo aad u quruq badan

Aa ugu wanaagsan waxbarashada, shasqooyinka, xafiisyada

Sidoo kale  waa ku bilaabi kartaa  video editimg-ka

QIIMAHIISA WAXA U USHAXEEYAA  $450-$500


2

LENOVO T460S I5



Astaamaha Muhiimka ah

  • PROCESSOR-KA; Intel Core i5
  • RAM-KA ;  8GB RAM
  • STRORAGE-KA; 256GB SSD
  • SCREENK-KA 14” Full HD
  • TOUCH MA 'AHAN
  • 6th GENERATION
  • RAMKA WAA LAGU DARI KARAA
  • RAM-KA WAALA KORDHINKA RAA

Lenovo t460s

Waa laptop qafiif ah ooo waliba fudud

Waxlaayo badan Ayaan ku qabsan kartaa laptopkaaaan

Waxaa uu leeyahay battery oo long life wanaagsan leh

Sidoo kle waa   t460s kalarkiisa waa black ama madow

QIIMAHIISA WAXA U USHAXEEYAA  $330-$400





3

HP 840 G3 I5



Astaamaha Muhiimka ah

  • PROCESSOR-KA; Intel Core i5
  • RAM-KA ;  8GB RAM
  • STRORAGE-KA; 256GB SSD
  • SCREENK-KA 14” Full HD
  • TOUCH SCREEN IYO TOUCH LA'AANBA
  • 6th GENERATION
  • RAMKA WAALA KORDHIN KARAA

Hp 840 g3

Waa laptop oo aad u quran kalar ahaan

Laptop awoodleh

Sideoo kle waaxa uu leyahay xawaare aan caadi ahay

Laptopkaan waa uu qaban karaa waxyaalaha

Aas aasiga ah ee looga baahan yahay laptop

QIIMAHIISA WAXA U USHAXEEYAA  $330-$350



4

Lenovo ThinkPad X1 Carbon


Astaamaha Muhiimka ah

  • PROCESSOR-KA; Intel Core i5
  • RAM-KA ;  8GB RAM
  • STRORAGE-KA; 256GB SSD
  • SCREENK-KA 14” Full HD
  • TOUCH SCREEN IYO TOUCH LA'AANBA
  • 5th GENERATION
  • RAMKA WAALA KORDHIN KARAA

Lenovo XI1 Carbon waa laptop qurxan

Oo aad u awood badan

Waxyaalaha uu ku fiican yahay waxaa ka mid ah in uu aaad ug u

Wanaagsanyaha chatingka sida video call-ka

X1carbon sabatoo ah waxa uu wataa kaamirad casri ah

Oo fullHd ah

Waxyaalo madan ayuu qaban kara ,

Sidoo kle waxaa u isticmaali kadhaa

Xafiiska, wax barashada, iyo qaar kalooo badan

QIIMAHIISA WAXA U USHAXEEYAA  $330-$350




4

DELL LATITUDE 7280



Astaamaha Muhiimka ah

  • PROCESSOR-KA; Intel Core i5
  • RAM-KA ;  8GB RAM
  • STRORAGE-KA; 256GB SSD
  • SCREENK-KA 14” Full HD
  • TOUCH SCREEN IYO TOUCH LA'AANBA
  • 5th GENERATION
  • RAMKA WAALA KORDHIN KARAA


Dell 7280

Waa latop oo fudud oo qafiif ah

Laptopkaan waxaa loo gutalagay ganacsiga

Waxa  uu aad ugu fiicanyahay xisaabaadka

Iyo waxyaalaha la xariira ganacsiga

QIIMAHIISA WAXA U USHAXEEYAA  $330-$350